Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 13:45 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin Yuhuuddu markay arkeen dadkii faraha badnaa, waxaa iyaga ka buuxsamay masayr, wayna beeneeyeen waxyaalihii Bawlos ku' hadlay, waana caayeen.

Falimaha Rasuullada 13

Falimaha Rasuullada 13:43-48