Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 9:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ilaahayow, dhegahaaga soo jeedi oo i maqal; oo indhahaaga kala qaad, oo bal arag baabba'ayaga, iyo magaaladii magacaaga loogu yeedhayba, waayo, annagu kugu baryi mayno xaqnimo aannu leennahay, laakiinse naxariistaada ayaannu kugu baryaynaa.

Daanyeel 9

Daanyeel 9:16-22