Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 9:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Ilaahayow, bal maqal tukashadayda iyo baryadayda anoo ah addoonkaaga, oo aawadaa, Sayidow, uga dhig in wejigaagu ka hor iftiimo meeshaada quduuskaa oo kharribantay.

Daanyeel 9

Daanyeel 9:11-26