Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 8:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed ayuu u soo dhowaaday meeshii aan taagnaa, oo markuu yimid waan baqay, wejigaanna u dhacay, laakiinse wuxuu igu yidhi, Wiilka Aadamow, garo, waayo, riyada waxaa leh wakhtiga ugudambaysta.

Daanyeel 8

Daanyeel 8:14-22