Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 7:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dabadeedna waxaan arkay mid kale oo shabeel u eg, oo dhabarka ku leh afar baal oo haadeed, bahalku wuxuu kaloo lahaa afar madax; oo waxaa la siiyey dowladnimo.

Daanyeel 7

Daanyeel 7:4-12