Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 7:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo bal eeg, bahal kale oo labaad oo orso u ekaa, oo dhinac keliya ayuu ku taagnaa, oo saddex feedhood baa afka ugu jiray ilkihiisa dhexdood: oo waxaa lagu yidhi, War kac, oo dad badan cun.

Daanyeel 7

Daanyeel 7:1-10