Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 7:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wakhtigaas aad baan u fiiriyey, codkii hadallada waaweynaa oo geesku ku hadlay aawadiis; oo waxaan fiirinayay ilaa bahalkii la dilay, bakhtigiisiina waa la baabbi'iyey, oo waxaa loo dhiibay si dab loogu gubo.

Daanyeel 7

Daanyeel 7:1-15