Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 7:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa hortiisa ka soo dareeray oo ka soo baxay durdur dab ah; oo waxaa u adeegayay kumaan kun iyo kumaan kun, hortiisana waxaa taagnaa toban kun oo min toban kun ah; oo xukunkiina waa la dhigay, kitaabbadiina waa la furay.

Daanyeel 7

Daanyeel 7:1-12