Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 6:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii amray, oo Daanyeel waa la soo kexeeyey oo lagu dhex tuuray bohoshii libaaxyada. Boqorkiina waa la hadlay Daanyeel, oo ku yidhi, Ilaahaaga aad had iyo goorba u adeegto ayaa ku samatabbixin doona.

Daanyeel 6

Daanyeel 6:13-22