Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 6:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay nimankii giddigood boqorkii ku soo shireen, oo waxay boqorkii ku yidhaahdeen, Bal ogow, Boqorow, inay sharci reer Maaday iyo reer Faaris tahay inaan la beddelin qaynuun ama amar uu boqorku dhiso.

Daanyeel 6

Daanyeel 6:13-18