Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 5:30-31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

30. Habeenkaasaa la dilay Beelshaasar boqorkii reer Kaldayiin.

31. Oo Daariyus oo ahaa reer Maaday oo laba iyo lixdan jir ahaa, ayaa boqortooyadii qabsaday.