Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 5:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Beelshaasar amar bixiyey, oo waxay Daanyeel u xidheen dhar guduudan, qoortana waxaa loo geliyey silsilad dahab ah, markaasaa la naadiyey inuu noqonayo taliyaha saddexaad oo boqortooyada.

Daanyeel 5

Daanyeel 5:22-31