Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 5:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse markuu dhulka kor isaga qaaday oo ruuxiisii kibir la qallafsanaaday ayaa carshigii boqornimadiisa laga dejiyey, ammaantiisiina waa laga qaaday.

Daanyeel 5

Daanyeel 5:14-27