Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 5:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo weynaantii uu siiyey aawadeed ayay dadyowgii iyo quruumihii iyo kuwii kala afka ahaa oo dhammu la gariireen oo ka cabsadeen. Kuu doonayay wuu dilay, kuu doonayayna wuu reebay; oo kuu doonayay wuu sarraysiiyey, kuu doonayayna wuu hoosaysiiyey.

Daanyeel 5

Daanyeel 5:18-27