Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 4:37 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haatan anigoo ah Nebukadnesar waxaan ammaanayaa oo sarraysiinayaa, oo cisaynayaa Boqorka samada, waayo, shuqulladiisa oo dhammu waa run, jidadkiisuna waa xaq; oo kuwa kibirka ku socdana isagaa kara inuu hoosaysiiyo.

Daanyeel 4

Daanyeel 4:34-37