Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 4:36 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isla markiiba waxgarashadaydii way ii soo noqotay; oo ammaanta boqortooyadayda aawadeed ayaa weynaantaydii iyo dhalaalkaygii iigu soo noqdeen; markaasay waaniyayaashaydii iyo saraakiishaydii i doondooneen, oo boqortooyadaydii baa la ii dhisay, oo derejo aad u weyn baa la iigu daray.

Daanyeel 4

Daanyeel 4:35-37