Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 4:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Habase yeeshee jiridda iyo xididdadiisa dhulka ku dhex daaya, iyagoo ku xidhan xadhig bir iyo naxaas ah, doogga jilicsan oo berrinka dhexdiisa, oo dharabka samadu ha qoyo, oo qaybtiisuna ha la jirto xayawaanka ku dhex jira doogga dhulka.

Daanyeel 4

Daanyeel 4:6-25