Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 4:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu intuu aad u qayliyey yidhi, Geedka gooya, laamihiisana ka jara, caleemihiisana ka daadiya, midhihiisana kala firdhiyaa; xayawaanku hoostiisa ha ka fogaadeen, haadkuna laamihiisa.

Daanyeel 4

Daanyeel 4:7-16