Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 2:44 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wakhtiga boqorradaas ayaa Ilaaha samadu dhisi doonaa boqortooyo aan weligeed la baabbi'inayn, ama dowladnimadeedu aanay dad kale uga wareegayn, laakiinse way jejebin doontaa oo baabbi'in doontaa boqortooyooyinkaas oo dhan, markaasay weligeed taagnaan doontaa.

Daanyeel 2

Daanyeel 2:41-47