Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 2:43 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sidaad u aragtay dhoobada dheryaha laga sameeyo iyo birta isku qasan, ayay isugu qasi doonaan farcanka dadka; laakiinse isma ay qabsan doonaan, sida aanay birtu ugu qasmi karin dhoobada.

Daanyeel 2

Daanyeel 2:42-49