Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 2:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

laakiinse samada waxaa jooga Ilaah muujiya waxyaalaha qarsoon, oo isagu wuxuu ku ogeysiiyey, boqor Nebukadnesarow, waxa jiri doona ugu dambaysta.

Daanyeel 2

Daanyeel 2:25-29