Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 2:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Daanyeelna waa jawaabay isagoo boqorkii hor taagan, oo wuxuu yidhi, Qarsoodigii aad weyddiisay, boqorow, kuuma caddayn karaan rag xigmad lahu, ama xiddigiyayaal, ama saaxiriin, ama kuwa wax sii sheega toona;

Daanyeel 2

Daanyeel 2:24-35