Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 2:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed Daanyeel wuxuu u galay Aryoog, oo boqorku u doortay inuu baabbi'iyo raggii xigmadda lahaa oo Baabuloon. Bal i gee boqorka hortiisa, oo anna waxaan boqorka u caddayn doonaa fasirkii riyada.

Daanyeel 2

Daanyeel 2:22-27