Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 2:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waan kugu mahadnaqayaa, oo waan ku ammaanayaa, Ilaaha awowayaashayow, oo i siiyey xigmad iyo xoog, oo haatan i ogeysiiyey wixii aannu kaa doonaynay; waayo, waad na ogeysiisay xaalkii boqorka.

Daanyeel 2

Daanyeel 2:17-26