Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 11:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwa xigmadda leh oo dadka ku dhex jira, kuwo badan bay wax bari doonaan; laakiinse maalmo badan bay ku dhici doonaan seef, iyo olol, iyo maxbuusnimo, iyo dhac.

Daanyeel 11

Daanyeel 11:28-38