Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 11:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwa wax baas oo axdiga ka gees ah sameeya ayuu sasabasho ku qalloocin doonaa; laakiinse dadka Ilaahooda yaqaan way xoog badnaan doonaan, oo waxyaalo waaweyn bay samayn doonaan.

Daanyeel 11

Daanyeel 11:24-42