Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 10:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu igu yidhi, Ha cabsan, Daanyeelow, waayo, maalintii ugu horraysay oo aad qalbigaaga gelisay inaad wax garato oo aad isku hoosaysiiso Ilaah hortiis ayaa erayadaadii la maqlay, oo anigu waxaan u imid erayadaadii aawadood.

Daanyeel 10

Daanyeel 10:6-20