Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 10:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu igu yidhi, Daanyeelow, ninka aad loo jecelyahayow, bal garo erayada aan kugula hadlayo, oo istaag, waayo, hadda adaa lay soo kaa diray, oo markuu hadalkaas igula hadlay ayaan istaagay anigoo gariiraya.

Daanyeel 10

Daanyeel 10:8-12