Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 7:49 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

iyo laambadihii ahaa dahabka saafiga ah oo meesha ugu quduusan horteeda yiil, ee shanu midigta ka tiil, shanuna bidixda, iyo ubaxyadii iyo laambadihii, iyo birqaabyadii ee dahabka wada ahaa;

Boqorradii Kowaad 7

Boqorradii Kowaad 7:41-51