Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 7:48 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Sulaymaan baa sameeyey alaabtii guriga Rabbiga tiil oo dhan, kuwaasoo ahaa girgirihii dahabka ahaa, iyo miiskii ay kibistii tusniinta saarnayd oo dahabka ahaa;

Boqorradii Kowaad 7

Boqorradii Kowaad 7:45-51