Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 7:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo tiirarkiina wuxuu qotomiyey balbaladii macbudka; oo tiirkii midigta ahaa intuu qotomiyey ayuu magiciisii u bixiyey Yaakiin, tiirkii bidixda ahaana intuu qotomiyey ayuu u bixiyey Bocas.

Boqorradii Kowaad 7

Boqorradii Kowaad 7:19-24