Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 7:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo taajajkii labadii tiir saarnaa dushooda oo shabagga u dhowaana waxay lahaayeen rummaanno. Oo rummaannadu waxay ahaayeen laba boqol oo taajkiiba safaf ugu wareegsan.

Boqorradii Kowaad 7

Boqorradii Kowaad 7:19-26