Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 7:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wuxuuna sameeyey laba taaj oo naxaas la shubay ah in la saaro tiirarkii dhaladooda. Oo taaj sarajooggiisu wuxuu ahaa shan dhudhun, oo taajka kale sarajooggiisuna wuxuu ahaa shan dhudhun.

Boqorradii Kowaad 7

Boqorradii Kowaad 7:10-22