Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 7:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wuxuu sameeyey labada tiir oo naxaasta ah, oo midkiiba sarajooggiisu yahay siddeed iyo toban dhudhun; meeriskiisuna yahay laba iyo toban dhudhun markii xadhig lagu qiyaaso.

Boqorradii Kowaad 7

Boqorradii Kowaad 7:9-19