Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 4:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dadkii Yahuudah iyo dadkii Israa'iilna waxay u faro badnaayeen sida cammuudda badda xeebteeda taal, oo wax bay cunayeen, wax bayna cabbayeen, wayna farxayeen.

Boqorradii Kowaad 4

Boqorradii Kowaad 4:10-24