Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 4:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

iyo Geber ina Uurii oo wakiil ka ahaa dalka Gilecaad oo ah waddankii Siixon oo ahaa boqorkii reer Amor, iyo waddankii Coog boqorkii Baashaan. Oo dalkaas oo dhan keligii baa wakiil ka ahaa.

Boqorradii Kowaad 4

Boqorradii Kowaad 4:16-25