Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 4:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bengeber oo wakiil ka ahaa Raamod Gilecaad, oo lahaa magaalooyinka Yaa'iir ina Manaseh oo Gilecaad ku yaal oo dhan; oo isagu xataa wuxuu wakiil ka ahaa gobolka Argob oo ku yaal Baashaan, oo lahaa lixdan magaalo oo waaweyn oo derbi ku wareegsan yahay iyo biro naxaas ah.

Boqorradii Kowaad 4

Boqorradii Kowaad 4:4-16