Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 4:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

iyo Bacanaa ina Axiiluud oo wakiil ka ahaa Tacanaag iyo Megiddoo, iyo Beytshe'aan oo dhan oo ku ag taal Saaretaan, Yesreceel hoosteeda, laga soo bilaabo Beytshe'aan ilaa Aabeel Mehoolaah, iyo tan iyo Yoqmecaam shishadeeda;

Boqorradii Kowaad 4

Boqorradii Kowaad 4:2-18