Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 22:53 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isna wuxuu u adeegay Bacal, wuuna caabuday isagii, oo weliba Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iilna wuu ka xanaajiyey, sidii aabbihiis sameeyey oo kale.

Boqorradii Kowaad 22

Boqorradii Kowaad 22:52-53