Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 22:49 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Axasyaah oo ahaa ina Axaab ayaa Yehooshaafaad ku yidhi, Addoommadaydu addoommadaada doonniyaha ha la raaceen, laakiinse Yehooshaafaad wuu diiday taas.

Boqorradii Kowaad 22

Boqorradii Kowaad 22:42-53