Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 22:48 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Yehooshaafaadna wuxuu samaystay doonniyo Tarshiish inay Oofir tagaan oo dahab u doonaan aawadeed, laakiinse halkaas ma ay tegin, maxaa yeelay, doonniyihii waxay ku burbureen Cesyoon Geber agteeda.

Boqorradii Kowaad 22

Boqorradii Kowaad 22:46-51