Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 22:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu Yehooshaafaad ku yidhi, Dagaal baan Raamod Gilecaad u tegayaaye ma i raacaysaa? Oo Yehooshaafaadna wuxuu boqorkii dalka Israa'iil ku yidhi, Anigu kula mid baan ahay, oo dadkayguna waa dadkaagoo kale, fardahayguna waa fardahaagoo kale.

Boqorradii Kowaad 22

Boqorradii Kowaad 22:1-12