Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 22:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii dalka Israa'iil addoommadiisii ku yidhi, War miyeydnaan ogayn inaan iska leennahay Raamod Gilecaad? Oo annana waannu iska fadhinnaa, oo kalama aannu bixin gacantii boqorka Suuriya!

Boqorradii Kowaad 22

Boqorradii Kowaad 22:1-6