Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 22:35 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maalintaas dagaalkii waa sii kordhay, oo boqorkiina gaadhifaraskiisii ayaa la dhex taagay, isagoo ka hor jeeda dadkii Suuriya, oo wuxuu dhintay makhribkii, oo dhiiggii dhaawaca ka baxay wuxuu iska dareerayay gaadhifaraska salkiisa.

Boqorradii Kowaad 22

Boqorradii Kowaad 22:25-45