Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 22:34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo nin baa intuu qaansadiisii xooday kama' ahaan fallaadh u ganay, oo wuxuu boqorkii dalka Israa'iil kaga dhuftay meesha dharkiisa dagaalku isaga yimaadeen. Markaasuu boqorku kii gaadhifaraskiisa kaxaynayay ku yidhi, Gacantaada leexi, oo ciidanka iga dhex bixi, waayo, aad baan u dhaawacmay.

Boqorradii Kowaad 22

Boqorradii Kowaad 22:28-35