Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 22:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii saraakiishii gaadhifardoodku ay Yehooshaafaad arkeen ayay isyidhaahdeen, Hubaal kanu waa boqorkii dalka Israa'iil, markaasay ku leexdeen inay la diriraan aawadeed; kolkaasaa Yehooshaafaad qayliyey.

Boqorradii Kowaad 22

Boqorradii Kowaad 22:28-38