Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 22:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba boqorkii dalka Suuriya wuxuu amray laba iyo soddonkii sirkaal oo u taliyey gaadhifardoodkiisa, oo ku yidhi, Mid weyn iyo mid yar toona ha la diririna boqorka dalka Israa'iil oo keliya mooyaane.

Boqorradii Kowaad 22

Boqorradii Kowaad 22:28-39