Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 21:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed warqado ayay ku qortay Axaab magiciisii oo waxay ku shaabadaysay shaabaddiisii. Oo waxay warqadihii u dirtay odayaashii iyo kuwii gobta ahaa ee magaaladiisii Naabood la degganaa.

Boqorradii Kowaad 21

Boqorradii Kowaad 21:1-15