Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 21:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa naagtiisii Yesebeel waxay ku tidhi, War miyaadan haatan u talin boqortooyada Israa'iil? Haddaba kac oo wax cun, oo qalbigaagana ka farxi; anigaa ku siinaya Naabood ka reer Yesreceel beertiisa canabka ah.

Boqorradii Kowaad 21

Boqorradii Kowaad 21:3-14