Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 21:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Axaab baa Naabood la hadlay, oo ku yidhi, Beertaada canabka ah i sii aan beer khudrad ah ka dhigtee, maxaa yeelay, waxay u dhow dahay gurigayga, oo adigana waxaan ku siinayaa beer canab ah oo iyada ka sii wanaagsan, amase haddii ay kula wanaagsan tahay, waxaan ku siinayaa qiimeheeda oo lacag ah.

Boqorradii Kowaad 21

Boqorradii Kowaad 21:1-4